Maxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday Lamaane Fal Dambiyeed lagu helay (Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday lamaane lagu helay in ay katirsan yihiin kooxda Daacish sidoo kale lagu qabtay waxyaabaha qarxa iyo agabyo kale. Ciidamada ammaanka ayaa xabsiga dhigay Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim oo is qabay, waxaana ninka lagu eedeeyay in uu … Continue reading Maxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday Lamaane Fal Dambiyeed lagu helay (Sawirro)